WAJAALE NEWS

Sheekh Saleebaan Oo Eeddo Culus Ujeediyay Madaxweyne Muuse Biixi,Soona Bandhigay Sida Wasiir Cabdilahi Abokor U Musuq-maasuqay Dhaqaalihii Wadada Corridorka!

HARGAYSA(W.N)- Agaasimihii hore ee wasaarada diinta iyo awqaafta, horena usoo noqday maareeyihii maaha kaydka shidaalka ee magaalada berbera Sheekh Saleebaan  ayaa xukuumada madaxwayne biixi dhaliilihii ugu cusnaa isagoo sheegay in ay ku fashilantay wixii loo doortay

Sidoo kale sheikh saleebaan ayaa soo bandhigay sida loo musuq maasuqay dhaqaalihii wadadda berbera coridorka taasi oo uu ku tagri falay wasiirka wasaarada jidadka iyo gaadiidku cabdilaahi abokor,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version