Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Iska Hor Imaad Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Iska Hor Imaad Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
November 13, 2019 - Written by Editor:

BOSAASO(W,N)- Ciidanka maamul goboleedka punthland iyo ciidan maleeshiyad ayaa dagaal xoogani ku dhax maray magaalada boosaaso,

Iska hor imaadka oo ka dhacay kantaroolka laga galo magaalada Bosaso, ayaa sida aan wararka ku helayno waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray ciidamada dagaalamayay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS