DAAWO;-Madal Kulmisay Masuuliyiin kala Duwan Oo Lagu Maamuusay Safiir Ku-xigeenka Somaliland Ee Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madal Kulmisay Masuuliyiin kala Duwan Oo Lagu Maamuusay Safiir Ku-xigeenka Somaliland Ee Itoobiya.
November 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Siyaasiyiin, aqoonyahan iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayay kulmisay madal casho sharaf loogu sameeyay safiir kuxigeenka dalka itoobiya dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay barkhad maxamuud kaariye.

Waxaana munaasibadan hadalo duco iyo soo dhwayn ah ka jeediyay xubnihii soo agaasimay madashan iyo qaarkamid ah siyaasiyiintii kasoo qaybgalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS