WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madal Kulmisay Masuuliyiin kala Duwan Oo Lagu Maamuusay Safiir Ku-xigeenka Somaliland Ee Itoobiya.

HARGAYSA(W,N)- Siyaasiyiin, aqoonyahan iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayay kulmisay madal casho sharaf loogu sameeyay safiir kuxigeenka dalka itoobiya dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay barkhad maxamuud kaariye.

Waxaana munaasibadan hadalo duco iyo soo dhwayn ah ka jeediyay xubnihii soo agaasimay madashan iyo qaarkamid ah siyaasiyiintii kasoo qaybgalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version