Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyay In Aanu Marnaba Aqbalay Komishan Riyo Raac Kamid Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyay In Aanu Marnaba Aqbalay Komishan Riyo Raac Kamid Yahay!
November 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe oo mudo ku maqaa safar dibadeed ayaa saaka lagu soo dhaweeyay madaar caasimada isagoo sheegay in aanu marnaba xisbigiisu ogolaanayn xubnaha komishanka cusb ee Goluhu Ansixiyay

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/OCYzI6BfcIc

COMMENTS
LINKS