Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Socdaal Shaqo Ku Tago Dalka Kenya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Socdaal Shaqo Ku Tago Dalka Kenya.
November 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lafilayaa in uu dhawaan socdaal ku tago dalka kiinaya kadib markii marti qaad rasmi ah ka helay madaxwaynaha dalka Kenya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS