WAJAALE NEWS

Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Socdaal Shaqo Ku Tago Dalka Kenya.

HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lafilayaa in uu dhawaan socdaal ku tago dalka kiinaya kadib markii marti qaad rasmi ah ka helay madaxwaynaha dalka Kenya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version