DAAWO;-Jabhadii Lagaga Dhawaaqay Gobolka Awdal Ee Cawaale Oo Ka Noqotay Mawqifkoodii Hubaysnaa Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Jabhadii Lagaga Dhawaaqay Gobolka Awdal Ee Cawaale Oo Ka Noqotay Mawqifkoodii Hubaysnaa Iyo Sobobta!
November 14, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Jabhadii hubaysnayd ee lagaga dhawaaqay gobolka awdal dhawaan ayaa maanta warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in ay ka noqdeen mawqifkii  hubaysnaa ee ay qaateen.

Kulankan lagu soo afjaray khilaafkii jabhada cawaale ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasirka ganacsiga iyo saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka

Waxaana soo afjarida khilaafka jabhada cawaale door wayn ka qaatay suldaan saleebaan, gudoomiyaha jaamacada camuud iyo siyaasiyiin kale ,

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS