DAAWO;-Xuska Maalinta Macaanka Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Adeegyo Caafimaad Loo Fidiyay Bulshada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xuska Maalinta Macaanka Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Adeegyo Caafimaad Loo Fidiyay Bulshada!
November 14, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Xuska maalinta macaanka aduunka oo loo asteeyay 14bisha ayaa lagu qabtay magaalada gabiley iyadoo cisbitaalka magaalada gabiley aybulshada ufidiyeen adeegyo caafimaad oo bilaash ah.

Munaasibadan ayaa waxaa qaban qaabiyay Agaasimaha Cisbitaalka gabiley Dr Ridwaan iyadoo munaasibadan laga jeediyay hadalo la xidhiidha xuska maalintan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS