DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Cumar Taraydh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Cumar Taraydh.
November 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Alle ha unaxarstee waxa galabta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyay suldaan marxuum cumar taraydh oo kamid ahaa madaxdhaqameedka somaliland.

waxaana Aaska Marxuum  ka qaybgalay Gudoomiyaha Xisbiga wadani , masuulyiin tiro badan iyo boqolaalka kamid ah shacabka caasimada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA;

https://youtu.be/lWzjDUCuwRE

COMMENTS
LINKS