WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsi Laga Hirgaliyay Deegaanada Tuurcanood Ee Degmada Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)- Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Somaliland oo ay weheliyaan gudomiyaha xafiiska imtixaanka, Maamulka Gobolka Gabiley iyo ka Degmada Tog wajaale ayaa xadhiga ka jaray dugsi laga hirgaliyay deegaanka tuur canood oo katirsan degmada tog wajaale ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version