WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran Ee Uu Dalku Marayo, Baaq Culusna Udiray Shacabka Reer Gabiley.
November 18, 2019 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim  Maxamed Meecaad Oo Kamid Aqoonyahan Reer Somaliland Ee Degan  Dalka Canada, Kana Kamid Ahaa Saraakiishii Ururkii SNM Ee Doorka Wayn Ka Qaatay   Dib Uxorayntii Jamhuuriyada Somaliland Ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Uu Dalku Marayo Iyo Khilaafka Xisbiyada Mucaaridka ah Iyo Xukuumada.

Sidoo Kale Prof Ibraahim Ayaa faah faahin Ka Bixiyay Caqabada Hortaagan Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Iyo in ay Hesho Aqoonsi Caalamiya.

Dhanka kale Prof Ibraahim Ayaa Shacabka Reer Gabiley ugu baaqay in ay door ku yeesheen Waxa ka Socda Gudaha Somaliland Ciyaaraana kaalintii wadaniyadeed ee ay ku lahaayeen ilaa halgankii isaga oo xusay kaalinta Aan  ilaawi Karin ee ay xoraytii dalka iyo daryeela qaxoontigii reer somalland ee Ganacsade Xoogsade iyo kaalin lama ilaawan ka ahayd ee dib udhiskii dalka uu ku lahaa Ganacsade Ibraahim Dheere Oo Labadoodu Yihiin Reer Gabiley.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews