WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Warbixisay Nidaamka Cusub Ee Casriyayta Nidaamka Kaydinta Iyo G,I,S.

HARGAYSA(W,N)- Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa ka warbixisay Nidaamka casriyayta habka kaydinta Taylalka Iyo ku shaqaynta G,I,S MAP

Xildhibaan xasan cabdi cali (xasan shahar) ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada nidaamkan cusub ee ay u shaqaydoonaan iyo sida ay bulshada ula soconayso hababka uu marayo faylkoodii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version