DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Wado Dhex Mari Doonta Magaalada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Dhagax Dhigay Wado Dhex Mari Doonta Magaalada!
November 19, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamula degmada Tog wajaale ee gobolka gabiley oo mudooyinkii udnabeeyay wado dardar galinta hawlaha shaqo ee degmada bilaabay dhismaha wadooyin badan ayaa maanta dhagax dhigay wado muhiim ah oo dhexmari doonta magaalada iskuna xidhaysa xaafado muhiim u ah ganacsiga  degmada.

Gudoomiyaha degmada iyo gudoomiye ku xigeenka ayaa iyagu ugu horayn ka hadlay dhagax dhiga wadada,

Xoghayaha degmada tog wajaale cabdilaahi xasan samaale oo Isagu ah mishiinta hawl socodsiinta degmada ayaa faah faahin ka bixiyay faa,iidada ay wadadani uleedahay  iyo doorka ay ka qaateen shacabku hirgalinteeda.

Sidoo kale waxaa iyagu dhismaha wadadan ka qayb qaatay shacabka iyo ganacstada wajaale Oo maamulka degmada ku wareejiyay dhaqaalaha ay ka qayb qaadanayaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS