WAJAALE NEWS

DAAWO;-Muj Cali Guray Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Xubinnimada Riyo Raac,Eedo Culusna Ujeediyay Golaha Wakiilada

“Madaxwaynuhu Hadii Uu Riyo Raac Sidaa Ujecel Yahay, Ka Dhigto Wasiirkiisa Madaxtooyada”Muj Cali Guray.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali Maxamed yuusuf (cali guray) ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranka cakiran ee ka taagan xubnaha cusub ee komishanka doorashoyinka iyo xubinnimada cabdirashiid riyo raac

Halkanka daawo Muuqaalka warkan;

https://youtu.be/9IrjvMAFc_U

 

Exit mobile version