Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Magacaabay Xubno Cusub Uu ka Mid Yahay Muj Abiib Diiriye Nuur. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Magacaabay Xubno Cusub Uu ka Mid Yahay Muj Abiib Diiriye Nuur.
November 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa magacaabay xilal cusub isagoo muj abiib diiriye nuur abiib tima cad) umagacabay in uu kamid noqdo hogaanka sare ee xisbiga

Halka uu gudoomiyaha gobolka maroodi jeexna umagacabay mr xamse

Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;

COMMENTS
LINKS