DAAWO;Maamulka Dawlada Hoose Gabiley Oo kulan Lagu Qorshaynayo Miisaaniyada 2020 La Yeeshay Aqoonyahanka Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Maamulka Dawlada Hoose Gabiley Oo kulan Lagu Qorshaynayo Miisaaniyada 2020 La Yeeshay Aqoonyahanka Gobolka.
November 20, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan maamulka dawlada hoose ee degmadu ayaa kulan noociisu ku cusub gobolka gabiley la yeeshaan aqoonyahanka gobolka kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay qayb uga qaadan lahaayeen qorshaynta miisaaniyada 2020 ee degmada gabiley taasi ahayd mid furan.

Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa  sheegay in ay ka maamul ahaan ixtiraamayaan soojeedin dhalinyarada reer gabiley qaybna ay ka noqon doonaan waxyaabaha lagu salayn doono odoroska miisaaniyada 2020;

Waxaana madashan  fikrado cusub iyo talooyin kasoo jeediyay qaarkamida aqoonyahankii goobtan isku yimid oo iskugu jira haween iyo ragba.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS