DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Cafimaadka Amaanay Maayarka Caasimada Madal Lagu Dhagax Dhigayay MCH. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Cafimaadka Amaanay Maayarka Caasimada Madal Lagu Dhagax Dhigayay MCH.
November 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa iyo agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada ayaa siwada jir ah deegaanka xeedho ee xaafada ibraahim koodbuur uga dhax dhigay xarunta caafimaad mch.

Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa maayarka caasimada ku amaanay dadaalada iyo waxqabadka muuqda ee uu ku talaabsaday

Waxaa iyana goobtan ka hadlay maayar cabdiraxmaan iyo qaarkamida dadka deegaanka

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS