DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Dalka Sweden Kusoo Bandhigay Buugga Laga Qoray Ee GARASHO. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Dalka Sweden Kusoo Bandhigay Buugga Laga Qoray Ee GARASHO.
November 20, 2019 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)- Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ah hal abuurka dhalinyarada ah ee reer Somaliland ayaa dalka Sweden kusoo bandhigay buug laga qoray suugaantiisa ee Garasho

Jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan caasimada dalka ayaa munaasibad soo dhawayn ah uqabtay isagoo Abwaan cabdilaahi xasan ganey ku  sharaxay gabayo uu tiriyay oo ku jira buugan laga qoray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS