WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Dalka Sweden Kusoo Bandhigay Buugga Laga Qoray Ee GARASHO.

SWEDEN(W,N)- Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ah hal abuurka dhalinyarada ah ee reer Somaliland ayaa dalka Sweden kusoo bandhigay buug laga qoray suugaantiisa ee Garasho

Jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan caasimada dalka ayaa munaasibad soo dhawayn ah uqabtay isagoo Abwaan cabdilaahi xasan ganey ku  sharaxay gabayo uu tiriyay oo ku jira buugan laga qoray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version