Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Dawooyin Gaadhsiiyay Cisbitaalka Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Dawooyin Gaadhsiiyay Cisbitaalka Burco.
November 21, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N)- Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaad ayaa socdaal ku tagay gobolka togdheer isagoo dawooyin gaadhsiiyay cisbitaalka magaalada burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS