DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayay Maalgashiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya Iyo Wasiiro Ka Qaybgalay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayay Maalgashiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya Iyo Wasiiro Ka Qaybgalay
November 21, 2019 - Written by Editor:

NAYROOBI(W,NWasiirada arimaha dibada iyo maaliyada somaliland ayaa ka qaybgalay shirka daneeyaha somaliland oo laga hadlay maalgashiga somaliland Kaasi oo lagu qabtay magaalada nayroobi ee casimada kenya ujeedadiisuna ahayd sidii maalgalin loogu hali lahaa khayraadka dalka kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin,safiiro ka kala socday wadamada caalamka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/8EZsBNsSEX8

COMMENTS
LINKS