WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayay Maalgashiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya Iyo Wasiiro Ka Qaybgalay

NAYROOBI(W,NWasiirada arimaha dibada iyo maaliyada somaliland ayaa ka qaybgalay shirka daneeyaha somaliland oo laga hadlay maalgashiga somaliland Kaasi oo lagu qabtay magaalada nayroobi ee casimada kenya ujeedadiisuna ahayd sidii maalgalin loogu hali lahaa khayraadka dalka kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin,safiiro ka kala socday wadamada caalamka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/8EZsBNsSEX8

Exit mobile version