DAAWO;-Xubno Ka Socda Ururka Barlamaanka Dhalinyarada Africa Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xubno Ka Socda Ururka Barlamaanka Dhalinyarada Africa Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargaysa.
November 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xubno ka socda ururka dhalinyarada baarlamaanka Africa ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.

Waxaana xubnahan kusoo dhaweeyay madaarka cigaal masuuliyiin ka socda xukuumada iyo xubno kale oo ka tirsan ururada bulshada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS