WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xubno Ka Socda Ururka Barlamaanka Dhalinyarada Africa Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)- Xubno ka socda ururka dhalinyarada baarlamaanka Africa ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.

Waxaana xubnahan kusoo dhaweeyay madaarka cigaal masuuliyiin ka socda xukuumada iyo xubno kale oo ka tirsan ururada bulshada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version