DAAWO;-Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Sobobta Xafladaha Meheradu Ugu Soo Badanayaan Masaajidada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Sobobta Xafladaha Meheradu Ugu Soo Badanayaan Masaajidada!
November 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid Culimada waawayn ee reer somaliland aya ka hadlay sobobta xaflada meherada ee dhalinyaradu guursanayaan ugu soo badanayaan masaajidada mudooyinkan

Sdoo kale sheekh dirir ayaa fariin udiray waalidiinta si loo fudaydiyo guurka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS