WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Sobobta Xafladaha Meheradu Ugu Soo Badanayaan Masaajidada!

HARGAYSA(W,N)- Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid Culimada waawayn ee reer somaliland aya ka hadlay sobobta xaflada meherada ee dhalinyaradu guursanayaan ugu soo badanayaan masaajidada mudooyinkan

Sdoo kale sheekh dirir ayaa fariin udiray waalidiinta si loo fudaydiyo guurka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version