WAJAALE NEWS

Dawladda Ingiriiska Oo Walaac Ka Muujisay Xadhiga Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.

HARGAYSA(W,N)- Dawlada ingiiriiska ayaa walaac xoogan ka muujisay xdhia masuuliyiinta xisbiga wadani oo xukuumada madaxwayne xabsiga utaxaabtay 17bishan.

Madaxda dawlada ingiriiska ee Somaliland ayaa qoraal uu baahiyay kaga hadlay xadhiga masuuliyinta xisbiga wadani iyo dhaawaca ay ku keenayso xoriyad hadalka Somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version