Raysal-Wasaare Abiy Oo Taageeray Isbedel Lagu Samaynayaa Magaca Midowga Xisbiyadda Ethiopia. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-Wasaare Abiy Oo Taageeray Isbedel Lagu Samaynayaa Magaca Midowga Xisbiyadda Ethiopia.
November 22, 2019 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)- Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa soo dhaweeyay qorshe isbadal loogu samaynayo magaca xisbiga dalka itoobiya oo deegaanada ku bahoobay ay qayb ka ahayd kala qaybsanaan shacabka itoobiya

Xisbiga IPRDF Ayaa lagu wadaa in waxka badal lagu sameeyay wallow qoomiyada tegriigu ay ka dareeneen shirkii xisbiga iyagoo ka biyo diidsan waxka badalka

HALKAN KA BOGO WARKAN;

COMMENTS
LINKS