DAAWO;-Warshada Boodhari Mils Oo Bilowday Goynta Beeraha Qamadida Ahaa Ee ay Ka Beertay Gobolada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warshada Boodhari Mils Oo Bilowday Goynta Beeraha Qamadida Ahaa Ee ay Ka Beertay Gobolada Somaliland
November 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Warshada daqiiqda ee boordh mills ayaa bilowday goyan dalaga qamadiga ah oo ay beertay dhul badan oo kamid gobolada somaliland taasi oo ay ugu talo gashay in ay ka samayso qadiiq mustaqbalka dhow/

Shirkada booradhi mills ayaa qaab casri ah ugoynaysa beerahan ayaa ku kala yaala awdal.hawd,gabiley iyo togdheer.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS