DAAWO;-Tartanka Fardaha Oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa +Dhacdooyinkii Ku Ladhnaa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Tartanka Fardaha Oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa +Dhacdooyinkii Ku Ladhnaa.
November 22, 2019 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Waxaa galabta garoonka hargaysa stadium ka furay tartanka ciyaaraha fardaha oo markii ugu horaysay lagu qabanayo somaliland.

Waxana munasibada lagu furayay tartanka fardaha ka qaybgalay wasiirada ciyaaraha,xanaanada xoolaha iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/_qTFP0SswP4

 

COMMENTS
LINKS