WAJAALE NEWS

DAAWO;-Tartanka Fardaha Oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa +Dhacdooyinkii Ku Ladhnaa.

HARGAYSA(W,N)-Waxaa galabta garoonka hargaysa stadium ka furay tartanka ciyaaraha fardaha oo markii ugu horaysay lagu qabanayo somaliland.

Waxana munasibada lagu furayay tartanka fardaha ka qaybgalay wasiirada ciyaaraha,xanaanada xoolaha iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/_qTFP0SswP4

 

Exit mobile version