Qaramadda Midoobay Oo Ka Hadashay Rajada Laga Qabo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaramadda Midoobay Oo Ka Hadashay Rajada Laga Qabo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya.
November 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wakiilada qaramada midoobay uqaabilsan somaliya ayaa golaha amaanka warbixin kasiiyay doorashada somaliya lagu wado in ay ka dhacdo 2020 iyo sida ay suurto gal utahay

Dhanka wakiilka qaramada midoobay jims wean ayaa ka hadlay rajada laga qabo wadahadala Somaliland iyo somaliya isagoo soo jeediyay in ay hargaysa iyo muqdisho ay ixtiraamaan shacabkooda kuna dhiiradaan wadahadalka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS