WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Axmed Dayib Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Tanaasul La yimaado,Dadka La Tashado.

HARGAYSA(W,N)- Sheekh Axmed Dayib oo kamid culimada reer somaliland oo maanta khudbadii jimcaha ee masaajidka faaquu ee xaafada shacabka magaalada hargaysa ayaa fariimo kala duwan udiray madaxwaynha somaliland,golaha guurtida,asxaabta mucaaridka.

Isagoo madaxwayne biixi ujeediyay in uu tanaasul layimaado dadkana la tashado

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version