Dood Kulul Oo Ku Saabsan Khilaafka Xubnaha Komishanka Tagaan Iyo Waxyaabaha Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dood Kulul Oo Ku Saabsan Khilaafka Xubnaha Komishanka Tagaan Iyo Waxyaabaha Sobobay!
November 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N-Dood kulul oo kusaabsan khilaafka cakiran ee wakhtigan ka taagan Qaarkamid ah xubnaha komishanka cusub ee Madaxwayne biixi Soo Xulay, dhawaana golaha wakiiladu Duub duubka Ku Ansixiyeen lix Xubnood oo kamid ah.

Doodan ayaa waxaa ka qaybgalaya Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid Oo katirsan xisbiga mucaaridka ah ee Wadani iyo Xildhibaan Maxamed Jaamaca oo katirsan xisbi xaakimka kulmiye.

Sido kale waxaa doodan ka qaybgalaya Cabdilaahi Jawaan oo ah  Gudoomiyihii Ugu horeeyay Ee komishanka Doorashooyinka Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/tcOYHY8G7no

COMMENTS
LINKS