DAAWO;-Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
November 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Dheere oo kamid fanaaniinta ku dhaqan dalka maraykanka ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaar cigaal international ee caasimada hargaysa.

Waxaana soo dhawaynta fanaanada ka qaybg qaday fanaaniin, abwaano, shacabka reer hargaysa.

HALKAN KA DAAWO SOO DHAWAYNTA FANAAN HODAN CABDIRAXMAAN;

 

COMMENTS
LINKS