WAJAALE NEWS

DAAWO;-Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)- Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Dheere oo kamid fanaaniinta ku dhaqan dalka maraykanka ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaar cigaal international ee caasimada hargaysa.

Waxaana soo dhawaynta fanaanada ka qaybg qaday fanaaniin, abwaano, shacabka reer hargaysa.

HALKAN KA DAAWO SOO DHAWAYNTA FANAAN HODAN CABDIRAXMAAN;

 

Exit mobile version