“Maxkamadda Midh Baa Seegay, Xukuumaddana Midh Baa Seegay, Laakiin Yaanu Midh Seegin Ragga…!Prof Cabdi Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maxkamadda Midh Baa Seegay, Xukuumaddana Midh Baa Seegay, Laakiin Yaanu Midh Seegin Ragga…!Prof Cabdi Cali.
November 26, 2019 - Written by Editor:

Waan Yaabbanaa sida maxkamaddu u dhegaysan karto dacwad lagu soo oogay rag loo xidhay siyaasad; si kastaba ha ahaatee Maxkamadda mid baa seegtay, xukuumaddana mid baa seegtay, laakiin ragga la soo daayay yaanay midi seegin:

1;Maxkamadda waxa seegtay in ay diido in ay rumaan garayso, maadaama xadhiggu ahaa mid siyaasiya, oo ay markaa noqoto Jigjigaay meydkaaa sido.

2;Xukuumaddana waxa seegtay in haddii nimanka ay ku qaldantay oo ay xidhay, in aanay wax maxkamad ah gayn ee ay iska haystaan; immikase Garsoorkiina dhiiqadii bay galiyeen!!!.

3;Masuuliyiinta la soo daayay yaanay seegin in ay qareeno qabsadaan, codsadaana in kiiskii la wado, iyaga oo dibadda jooga; sabab loo xidho mar kalena ma jirto mar haddii ay diyaar yihiin iyagii.

Qalinkii;Prof Cali Jaamac ; Maamul Wanaagga Iyo Ku Dhaqanka Sharciga!!

COMMENTS
LINKS