DAAWO;-Abwaan Qaamuus Oo Maanso Culus kula Hadlay Madaxwayne Biix Iyo Dulucda Ay Xanbaarsan Tahay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Qaamuus Oo Maanso Culus kula Hadlay Madaxwayne Biix Iyo Dulucda Ay Xanbaarsan Tahay,
November 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Abwaan Cabdirakiim Muxumed Xasan (Qaamuuska) Oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa fariin culus diray madaxwayne oo uu saluugay habka uu u wado hogaaminta dalka iyo dhagaysi la,aanta cabashada shacabka Somaliland

Abwaan Qaamuus ayaa fariinta uu madaxwaynaha udiray ku cabiray maanso la magac baxday Mujaahid Maxaa Qaldamay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALA MAANSADA ABWAAN QAAMUUS;

https://youtu.be/yCwPG0bRHLI

 

COMMENTS
LINKS