DAAWO;-Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu Umagacaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu Umagacaabay
December 1, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Cusub ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare  Axmed Maxamed Diiriye (Axmed Toorno) oo  maanta madaxwaynaha somaliland umagacaabay xilkan ayaa ka dareen celiyay magacaabistaasi.

Sidoo kale wasiirka cusub ee wasaarada waxbarashada ayaa ka warbixiyay aqoontiisa waxbarasho iyo doorkii uu ku lahaa ku dhex jirida waxbarashada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS