WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu Umagacaabay

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Cusub ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare  Axmed Maxamed Diiriye (Axmed Toorno) oo  maanta madaxwaynaha somaliland umagacaabay xilkan ayaa ka dareen celiyay magacaabistaasi.

Sidoo kale wasiirka cusub ee wasaarada waxbarashada ayaa ka warbixiyay aqoontiisa waxbarasho iyo doorkii uu ku lahaa ku dhex jirida waxbarashada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version