DAAWO;-Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden
December 1, 2019 - Written by Editor:

Sweden(W,N)- Wasiirada Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa gaadhay dalka sweden halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Waxaana wasiirada kusoo dhaweeyay halkaasi safiirka Somaliland ufadhiya Amb Sakariye Xasan Wacays iyo masuuliyiinta jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalkaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/D_82siBXhBQ

 

COMMENTS
LINKS