WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden

Sweden(W,N)- Wasiirada Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa gaadhay dalka sweden halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Waxaana wasiirada kusoo dhaweeyay halkaasi safiirka Somaliland ufadhiya Amb Sakariye Xasan Wacays iyo masuuliyiinta jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalkaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/D_82siBXhBQ

 

Exit mobile version