DAAWO;-Ciidamo Kasoo Goostay Maamul Goboleedka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Taleex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidamo Kasoo Goostay Maamul Goboleedka Punthland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Taleex.
December 1, 2019 - Written by Editor:

TALEEX(W,N)- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Madaxwayne Biixi maanta umagacaabay saleebaan cali koore oo socdaal shaqo ku maraya gobolka sool ayaa ciidamo tiro badan oo wata gaadiid dagaal kusoo dhaweeyay duleedka magaalada taleex kuwaasi oo kasoo goostay maamul goboleedka punthland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS