WAJAALE NEWS

DAAWO;-“Madaxwayne Iswaala Oo Tigtaatoriya, Waxaad Kaga Quusataa Cabdi Ilaygii Jaarkaaga Iyo Sadaam Xuseen”Sahra Ismaaciil.

LONDON(W,N)-Marwo Sahra Ismaaciil Oo kamid qurba joog reer somaliland Ee ku dhaqan Dalka ingiriiska kana mid qoyska Maxamed Xasan Dalab ee madaxwayne bixi xooga kaga qaaday  dhul ay ku leedyihiin galbeedka hargaysa oo lagu sheegay in madaxtooyo laga dhisayo, ayaa fariin culus udiray shacabka somaliland iyadoo madaxwayne biixi ku eedaysay dhul boob iyo tagrifal Awoodii dawlada.

Mujaahidad Sahra Ismaaciil Ayaa madaxwayn muuse biixi  Usoo jeedisay in uu waxka ku qaato Halkii ay ku danbeeyay Madaxwayne Cabdi Ilaygii ismaamulka somalida Itoobiya  iyo Madaxwayne sadaam xuseenkii Ciraaq.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FARIINTA SAHRA ISMAACIIL;

https://youtu.be/U_tLw-pFUSY

 

Exit mobile version