DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale!
December 2, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Wasiirka wasaarada beeraha oo ay weheliyaan iskuduwaha wasaraada ee gobolka gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay mashruuca bant wajaale oo ay ka socoto goynta dalagii ka baxay banka wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ODm9rY13Jho

 

COMMENTS
LINKS