WAJAALE NEWS

Wasiirka Cusub Ee Cadaalada Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay Iyo Xaalada Ka Taagan Deegaanka Uu Kasoo Jeedo Ee Sanaag bari

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka cusub ee wasaaradacadaaladda uu maalintii shala umagacaabay maadxwayne biix ayaa daren celiyay magacaabistiisa/

Sidoo kale wasiirka cusub ee  wasaarada cadaaladda ayaa ka hadlay xaalada ka taagan deegaanka uu kasoo jeedo ee bariga gobolka sanaag iyo wax uu ka qaban doono,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version