DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigay Xarumo Waxbarasho Oo laga Hirgalinayo Xaafada Cusub Ee Qalax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigay Xarumo Waxbarasho Oo laga Hirgalinayo Xaafada Cusub Ee Qalax.
December 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa oo horkacaya golaha deegaanka caasimada iyo saraakiil ka socday ciidanka qaranka iyo maamulka haayad khayri ayaa  maana dhagax dhigay xarumo kala duwan oo laga hirgalinayo xaafada cusub ee dhawaan loo raray dadka ee qalax ee koonfurta hargaysa.

Waxaana halkaasi lagu dhagax dhigay dugsi waxbarasho iyo masaajid ay yeelaynayso xaafadani.


HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS