Wasiir Madaxwayne Biixi Mudo Gaaban Xilka Kaga Qaaday, Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadistiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Madaxwayne Biixi Mudo Gaaban Xilka Kaga Qaaday, Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadistiisa!
December 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Qorshaynta Cabdirixiim Xaaji Cabdi (Shibiin) oo mudo gaaban hayay xilka wasaarada qorshaynta islamarkaana madaxwaynaha somaliland ka qaaday xilkii wasiirnimo ayaa dareen celiyay xilka qaadistiisa isagoo sheegay in madaxwaynuhu udul qaatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS