WAJAALE NEWS

Wasiir Madaxwayne Biixi Mudo Gaaban Xilka Kaga Qaaday, Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadistiisa!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Qorshaynta Cabdirixiim Xaaji Cabdi (Shibiin) oo mudo gaaban hayay xilka wasaarada qorshaynta islamarkaana madaxwaynaha somaliland ka qaaday xilkii wasiirnimo ayaa dareen celiyay xilka qaadistiisa isagoo sheegay in madaxwaynuhu udul qaatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version